Wasiir katirsan Xukuumada Kheyre oo shaaciyay in Handadaad lagu hayo Xildhibaanada cusub ee Galmudug

Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye Faarax oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegay in cadaadis iyo handadaad lagu hayo xildhibaanada cusub ee Galmudug. Wasiirka oo u sharaxn xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay masuuliyiin katirsan dowlada faragalin ku hayaan doorashada sidoo kale cadaadis saareen Xildhibaanada Galmudug ee dhawaan la dhaariyay. … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumada Kheyre oo shaaciyay in Handadaad lagu hayo Xildhibaanada cusub ee Galmudug